Wararkii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Xarunta ay ka baxeen Xildhibaanadii mooshinka waday iyo Guddoomiye ku...
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaalo oo wata ciidamo hubeesan xoog kula wareegeen xarunta...
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan gudaha xarunta golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamo hubeesan oo taabacsan Gudoomiye Jawaari gudaha...
Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa hada ku sugan Xildhibaano labo garab u kala jaban, waxaana wali aan bilaaban kulanka Baarlamaanka oo la...
War goordhow soo gaadhay Horufadhnews ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidamo ilaalo u ah gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ay...
Wararka aan ka heleyno xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaalo iyo kuxigeenkiisa labaad...
Wararka aan ka heleyno xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaalo iyo kuxigeenkiisa labaad...
Wararka aan ka heleyno xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay wada gaareen Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo...
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xildhibaanada mooshinka kawada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa bilaabay in ay sii tagaan xarunta golaha Shacabka. Xildhibaano...
Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka gashay jawi ka duwan, sidii ay aheyd maalmihii la soo dhaafay, waxaana ay ku waabariistay dareen siyaasadeed...