WARARKA SOOMAALI

Daawo:-ilaaladda Gudoomiye Jawaari oo si xun u jirdilay ammaan duulaha Ciidamadda xoogga iyo sida wax u dhaceen-Video

War goordhow soo gaadhay Horufadhnews ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidamo ilaalo u ah gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ay jirdileen Abaanduulaha Ciidamada xoogag dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood.

Arrintaan ayaa timid akdib markii Taliyayaasha ciidamada ay doonayeen in Xarunta Golaha Shacabka ay kas oo galaan dhanka Wadada ka timaada Wasaaradda Warafafinta balse ay celiyeen Ciidamada Ilaalada u ah gudoomiye Jawaari,waxana la sheegay in abaanduulaah uu ka dhega adeegay taas oo keentay in ay jirdilaan.

In kastoo dhacdadaan aysan ka hadlain laamaha amniga ayaa hadana taliyaayasha Ciidamada aya iskudayay in ay Xarunta golaha ka soo galaan dhanka Wadada Wasaaradda Warafafinta basle loo diiday,iyada haatan ay ka soo galeen dhanka Wadada ka timaada Isgoyska Sayidka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top