WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Waxa kala qabsaday Muuse Biixi iyo Wariye Cabdisalaam Hareeri,Waresi kulul-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi  Kulul oo Wariye C.salaan Hereri uu la yeeshay  Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo la xidhiidha Xaalada Somaliland,   Dhaliilaha kala duwan ee loo Jeediyey Xukuumadiisa,  iyo Arimo kale.

SOMALI NEWS

To Top