Laascaanood (HM)-Shacabka ayaa si kulul uga hadlay deegaanka bixin iyo xiisada puntland halkaas ka abuurayso. HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hargeisa ( HM) Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay Guddida uu shalay magacaabay madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ee Dib u heshiisiinta...
Kismaayo ( HM) Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbaland uu horey u magacaabay Axmed Madoobe ayaa soo saaray shuruudo lagu xidhay Musharaxiinta u tartameysa...
Garowe (HM) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa saaka xil muhiim ah u magacaabay mas’uul horay uga tirsanaa maamulka Somaliland, kaas oo...
Laascaanood (HM) ― Madaxweynihii maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay inay jirto kalmad uu eeday intii ay wadeen barnaamijka Tabliiqa Siyaasadda ee...
Muqdisho ( HM ) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada...
Gaalkacayo (HM)-Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in lagu diley Koofurta magaalada Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo mid kamid ahaa salaadiinta...
Hargeysa (HM) ―Wargeyska KCW Today, oo ka soo baxa dalka UK gaar ahaan magaalada London, ayaa warbixin ka qoray dedaalada Somaliland ugu...
Laascaanood ( HM ) Cali Khaliif Galaydh ayaa siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Ood-wayne, iyadoona ay halkaasi ku Qaabileen Ganacsato iyo Siyaasiyiin...
Muqdisho (HM)Aqalka Congresska dalka Marekanka ayaa si adag u cambaareeyay hadallo la isku raacay inay ahaayeen cunsuriyad oo madaxweynaha Marekanka Donald Trump...