Hargeysa (HM) ―Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa maanta war ka soo saray geerida Eng. Yariisow....
Mudisho (HM)-Iyadoo lagu jiro qaban qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan...
Laascaanood ( HM ) Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maalintii shalay u dabaal dagay Munaasibada 1-da Ogoosto oo ku Beegan markii...
Muqdisho (HM)-Duqa Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan wuxuu Siyaasadda Soomaaliya ku lug lahaa ku dhowaad 15kii sano ee ugu dambeysay. Wuxuu billaabay...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska...
Laascaanood (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu dib u celiyey dhalashada Mareykanka, halkaasi uu ku waayey xuquuqdii muwaadinnimada Mareykanka....
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu...
Hargeisa ( HM) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ugu horayn ka hadlay Murankii...
Muqdisho (HM)-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa ee dalka Qatar ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da bisha August, 2019, dib u celiyay jinsiyaddii uu ka haystey...