WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Puntland oo Dowladda Farmaajo uga digtay faragalinta maamulada-Video

Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya “in faroglinta” laga daayo doorashada madaxtinimada ee dowlad goboleedyada dalka.

Munaasabad lagu qabtay magaalada Garowe oo ay ka qeybgaleen madax ka socotay dowladda Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, dhameystirka dastuurka KMG ah iyo sidii loo heli lahaa nidaam doorasho oo dalka ka dhacda sanadka 2020.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top