Muqdisho (HM) – Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab. Raggan...
Laascaanood (HM) ― Hogaamiyaha Jabhada ‘Dulmi-diid’, Kornayl Saciid Caare ayaa la sheegaya in uu shuruudo adag ku xidhay in la soo afjaro dagaalka kala...
Boosaaso ( HM ) Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax miino oo saaka lagula beegsaday gudaha magaalada Boosaaso Wasiirkii hore ee Qorsheynta...
Muqdisho (HM)-Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii...
Boosaaso (HM)-Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax miino oo saaka gudaha magaalada Boosaaso lagula eegtay wasiirkii hore ee Qorshaynta maamulka Puntland Shire...
Laascanood (HM)-Mid kamid ah saraakiisha maamulka Soomaliland oo maanta saxaafada kula hadlayay magaalada laascaanood ayaa waxay ka hadleen dagaal xalay dhex-maray maleeshiyaadkooda...
JigJiga (HM)-Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirweyne lagu nabadeynayo Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo mudooyinkii ugu dambeeyey ay dhexmareen colaado lagu dilay...
Burco (HM) ― Wararka naga soo gaadhaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in maanta dhacdo naxdin leh ay ka dhacday, isla-markaana uu Oday waayeel...
Garoowe ( HM ) Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamul Gobolkeedka Puntland, ayaa Wareysi uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee...
Laascaanod (HM) Ciidamada Jabhada Xoraynta Khaatumo ee uu Hogaamiyo Col. Faysal Faalug ayaa xalay weerar ku qaaday fadhiisinka Ciidamada Somaliland, gaar ahaan...