WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo qiratay weerarkii lagu qaaday maleeshiyadkeeda-Video

Laascanood (HM)-Mid kamid ah saraakiisha maamulka Soomaliland oo maanta saxaafada kula hadlayay magaalada laascaanood ayaa waxay ka hadleen dagaal xalay dhex-maray maleeshiyaadkooda iyo ciidamada khaatumo.

Taliyaha ayaa ugu horeyn sheegay in wixii hadda ka dambeeya la qabanayo qof walba oo sita qori wuxuuna ugu baaqay in dadka reer laascaanood hubkooda ku heystaan guryahooda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

wuxuu kaloo uu sheegay inay qabteen rag lagu tuhunsanyahay inay qeyb ka yihiin weerarkii xalay lagu qaaday saldhiga buurta sayidka.

SOMALI NEWS

To Top