Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay....
Laascaanood (HM)-Maamulka Puntland ayaa maanta xusaya 21 guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay maamulka Puntland ee Soomaaliya, Munaasibad balaadhan oo ka...
Kismaayo (HM) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay dil xalay gudaha magaalada Kismaayo loogu...
Hargeisa (HM) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar, ...
Kismaayo (HM) – Dibadbax xoog leh ayaa maanta oo Arbaco ahayd ka dhacay Magalaada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ka...
Laascaanood (HM)-Agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran ee maamulka Somaliland Maxamed Xuseen (Mu’addinka) ayaa sheegay inay eryeen afartii dhallinyaro ah ee warbaahinta ka hadlay,...
Laascaanood (HM)-Oday 130 sano jir ah oo u dhashay dalka Indonisia ayaa kamid noqday xaajiyaasha sanadkan gudanaya waajibaadka xajka sida ay sheegtay...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in aragtida ah ku saabsan Midnimada iyo kala tagga ay ku...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada...
Laascaanood (HM)-Qaar kamida Jaaliyada Khaatumo ayaa waxaa ay digniin culus u direen Maamulka Puntland oo dhul durugsi iyo deegaamayn ku wada qaybo...