WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya-Video

Hargeisa (HM) Wasiirka Warfaafinta Somaliland  Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar,   oo sheegay inay Jiraan Qayb kamid ah Shacabka Somaliland oo taageersan Midnimada Soomaaliya, kana soo Horjeeda kala goynta dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Diiriye ayaa sheegay     inay ka xunyihiin hadalka soo yeedhay Raysal wasaare ku xigeenka DF Soomaaliya.

“Weli hadalka kasoo yeedhay Ninkaasi , Odayaashii Hore ee halkaasi tagay iyo Kuwii Xilalka kasoo qabtay kama soo yeedhi.

Waxaan leeyahay   Hadalkaaga ka fiirsano,   Berri adigoo leh ha lay saamaxo  ayaa la arki doonaa,   Waxaa muuqataa in Dhalinyarro nimo laguu Adeegsanayo, waxaadna tahay nin og wixii Somaliland soo martay oo Waayo arag, Kaamaanu Filayn inaad sidaa tidhaahdo, Laakiin garaadkaaga ayaa ku siiyey Somaliland waxaa qaran 28-sano Jira.” Ayuu yidhi Diiriye.

SOMALI NEWS

To Top