WARARKA SOOMAALI

Daawo Toos:-Maamulka Puntland oo maanta u dabaal degaya markii la aas-aasay-Video

Laascaanood (HM)-Maamulka Puntland ayaa maanta xusaya 21 guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay maamulka Puntland ee Soomaaliya, Munaasibad balaadhan oo ka duwan kuwii hore ee intii uu Madaxweynaha ahaa Cabdiweli Gaas ayaa hadda ka socota barxadda weyn ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

HALKAN TOOS UGA DAAWO

Munaasabadda waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan,guddoonka labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, guddoonka Golaha Wakiilada Puntland, xildhibaanno, xubno ka tirsan Golaha xukuumadda Puntland, marti sharaf kale

SOMALI NEWS

To Top