Garoowe ( HM ) Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamul Gobolkeedka Puntland, ayaa Wareysi uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee...
Laascaanod (HM) Ciidamada Jabhada Xoraynta Khaatumo ee uu Hogaamiyo Col. Faysal Faalug ayaa xalay weerar ku qaaday fadhiisinka Ciidamada Somaliland, gaar ahaan...
Jigjiga (HM)-Waxaa si rasmi ah magaalada Jigjiga uga furmay Shirkii Nabadeed ee Soomaalida iyo Oromada, Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda...
Hargeisa ( HM ) Xoghayaha Xisbiga Wadani oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa si adag Xisbigooda uga difaacay Dhaliilo uga...
Garowe (HM) – Faah faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goor dhow ka dhacay laamiga weyn bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta...
Muqdisho ( HM) Ehellada allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir Injineer Yariisow ayaa shaaca ka qaaday inay tuhmayaan in qaraxii lagu dilay...
Muqdisho ( HM ) Waxaa goor dhowayd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aaden Cadde diyaarad sidey meydka allaha u...
Muqdisho (HM)-Warbaahinta Horufadhi Media Group qaybteeda Caalamiga ee Wararka Caalamka iyo Warbixinada Diblamasiyada ka hadasha ayaa waxaa ay bulshada Soomaliyeed waydiisay Su,aal...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqedisho ayaa tasci ugu...
Garoowe (HM)-Guddomiye Ku-xigeenka kowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abashir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari), ayaa Sabtida maanta kormeeray Taliska guud...