Muqdisho (HM) – Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin,...
Muqdisho (HM) – Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan...
Ceerigaabo (HM) ―Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi ayaa maanta qaaday talaabo ay cadaadis xoogan ku saareyso Hogaamiyaha jabhada dib u xoreynta...
Muqdisho (HM) – Waxaa weli lala tacaalayaa xaaladda caafimaad ee guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ku jiro isbitaalka...
Taleex ( HM) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddoomiye u magacaabay degmada Taleex ee Gobolka Sool, Sida lagu sheegay War-saxaafadeed...
Laascaanood (HM)-Qarax ismiidaan ah ayaa ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Magaalada Muqdisho galabta qorax dhacii, wuxuuna dhacay xilli uu maamulka u...
Muqdisho (HM) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta gobolka Banaadir, kaasi oo dhaliyey khasaare xooggan....
Muqdisho (HM) – Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka...
Muqdisho ( HM ) Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh ayaa xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna Duqa...
Muqdisho (HM0)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka ee Turk-Som munaasabad tababar loogu soo xirayo...