Jigjiga ( HM ) Guddiga wasiirada ah ee dhawaan lagu dhisay dalka Jabuuti si ay usii joogteeyaan wada hadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Muqdisho (HM) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidiin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa u sheegtay BBC-da in aysan wax faallo ah ka bixin karin jawaabta ay ka bixinayaan...
Muqdisho (HM)-Madaxda dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa yeeshay wada hadalkii u horreeyay oo ku qabsoomay dhanka Isgaadhsiinta aallada Whatsapp...
Muqdisho (HM) – Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ahaa hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya ayaa goor dhow xilka laga qaaday, kadib markii ay...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka oo isniin ah kulan-quraac ah isugu yeedhay Wasiirada, Senatarada iyo Xildhibaannada...
Laascaanood (HM) – Waxa dhawaan soo shaac baxday dhacdo fool-xun oo in badan la qaraniyay, midaasi oo aheyd Kufsi wadareed Gabadh yar loogu...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka saxiixay sharciga duuliska rayidka hawada Soomaaliya, kaas oo xilligaan muhiim ah Soomaaliya...
Garoowe ( HM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xidhay dufcaddii 2-aad...
Muqdisho (HM)-Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo ka cadheysan Mushaar la’aan mudo heesata ayaa maanta xidhay wadada soo gasha Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan...