Laascaanood ( HM) Waxaa maalintii Axadii madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International soo cago-dhigatay labo diyaaradood, kadib furitaankii shirka Jabuuti ee wada-hadalada...
Muqdisho (HM)-Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahalada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen...
Laascaanood ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood ku saabsan Shirkii ka dhacay dalka Jabuuti ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland....
Laascaanood (HM) – Wararka laga helayo gudaha Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in maamulka Somaliland ay maanta ciidamo dheeraad ah ay...
Hargeysa (HM) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbadiisi labaad ka jeediyay kulanka wada-hadalada ee ka socda dalka Jabuuti, oo...
Muqdisho (HM) – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey hindisaha uu 14-kii bishan soo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo uu...
Jabuuti ( HM) –Shirka Ka socda dalka Jabuuti ee DF Soomaaliya iyo Somaliland u dhexeeya ayaa galay Maalintii Labaad. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Garoowe (HM) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaaladda dalka,...
Garoowe (HM)- Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan aqbali doonin go’aanada kasoo baxa shirka dalka Jabuuti uga furmay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka...
Jigjiga (HM) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saaka goordhaweyd ka baxay dalka Jabuuti oo uu shalay uga qeyb-galay wejiga koowaad...