Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka...
Muqdisho ( HM ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxay u muuqaal ekaatay magaalo Xusaysa maalmaha Xoriyadda, waxaana Wadooyinka Caasimadda iyo goobo...
Hargeisa ( HM )-Soomaliland, Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa Saaka fasaxday Fanaaniinta Barwaaqo Qalanjo iyo Xamda Qaali oo muddo laba bilood ka badan...
Garoowe ( HM) Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada maamulka Puntland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ugu horayn Hambalyo u diray Maareeyaha...
Muqdisho (HM) – Bangiga adduunka oo ka mid ah bangiyada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya ayaa markale lacag fara badan u ansixiyey dowladda...
Laascaanood ( HM)-Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland, Cabdullaahi Cali XirsiTimacadde, oo u jawaabay dhiggiisa Somaliland Saleebaan Yuusuf Koore oo Puntland eedaymo iyo Hanjabaad...
Hargeysa ( HM ) Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa ka hadlay War Murtiyeedka kasoo baxay ...
Hargeysa (HM)-Soomaliland ayaa goordhoweyd soo saartay go’aamo ay dib ugu fasaxayso dhamaan xayiradihii ay guddiga ka hortaga iyo u diyaar garowga cudurka...
Muqdisho (HM) – Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi, kadib kulan...
Laascaanood ( HM )-Somaliland ayaa durba waxay ka jawaabtay qodobkii lagu soo daray war-murtiyeedkii xalay saqdii dhexe laga oo saarey shirkii Jabuuti...