Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii ay...
Dawladda Mareykanka ayaa waxaa ay ugu baaqday madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya dadajinta Arrimaha doorashooyinka & xalinta khilaafka dhexdooda kahor dhammaadka sannadkan,...
Waxaa degaano hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka socda dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug, kuwaas...
Maanta oo kale afar sano ka hor ayaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka dhacay qaraxii weynaa ee gilgilay Isgoyska soobe 14-kii,...
Guddoomiyaha Goboka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan kula qaatay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa kulan fogaan arag ah la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga go’aanka...
Afar Nin oo walaalo ahaa ayaa isku mar ku geeriyooday ceel biyood ay ku dhaceen, kaas oo ku yaalla tuulada Hora-hawd oo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho,...
Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janeral Axmed Maxamed Calasow (Tareedisho) sheegay in dagaalkii ka dhacay Muqdisho aysan wax lug...
Kadib go’aankii kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada...