Waan-waan lagu doonayay in xal buuxa looga gaaro xiisada siyaasadeed ee u dhexeeysa Maamulka Galmudug iyo hoggaanka sare ee Ahlusunna Waljamaaca oo...
Musharaxiinta Senatorada Aqalka Sare ee ku harsan Jubbaland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in khudbadahooda u jeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay Safiirka Boqortooyada...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa barqanimadii Maanta gaaray wafdi ka socday ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u...
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo dad badan lagu qabqabtay oo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan...
Dowlada Itoobiya ayaa xoojisay weerarada dhinaca cirka ah ay ku qaadeyso xarumo muhiim ah ay leeyihiin Jabhada dagaalka kala soo horjeeda ee...
Xoogagga Ahlusunna iyo Ciidamada Galmudug oo ay weheliyaan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan qeynta 21-aad ayaa isku hor fadhiya Magaalada Guriceel...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimadka ku soo dhawaysay wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha...
Madaxweynaha Dolwad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa mar kale loo dhaariyay xilka madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaaliya ee Itoobiya,...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman Aqalka...