Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Daadejinta adeegga Dowladaha Hoose ee Maamulkaas, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska...
Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka oo lagu magacaabi jiray Sir David...
Waxaa goordhow Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga Go’aankii Maxkamadda Cadaaladda...
Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada...
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuurb Tarsan ayaa kulan gaar ah la yeeshay...
Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga soo saaray magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof. Xafiiska Qaramada Midoobay...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad ku qaabilay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, waana kulankii ugu horreeyay ee Biden uu si...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo sanadka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ee Kinshasa kaga qaybgalay meertada 23-aad ee shir...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa Shir gaar ah oo looga hadlay doorashooyinka soo socda ku yeeshay Magaalada Caasimadda...