Madoobe ayaa saaka ka hadlay Abaaro baahsan oo ka jira degaano ka tirsan Gobolada Jubbaland, kuwaasi oo ku le’deen xoolo farabadan oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo saacadihii lasoo dhaafay qarax...
Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee qeybta libaax Muqdisho ka siiyay murankii badda ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda...
Bahda Horufadhi Media ayaa waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Wariye Suleyman Maxamuud Xaashi oo Maanta aabihiis geeriyooday. Bahda horufadhi waxay...
Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday doodda...
Waxaa hadda Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ka bilowday go’aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya. Garsoorayaasha ayaa hadda hadlaya...
Jugta qarax xoogan ayaa waxaa daqiiqado kahor laga maqlay inta bdan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceel-gaabta ee...
Khilaaf xooggan ayaa la xaqiijiyay in uu ka dhex qarxay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa, Yuusuf Axmed...
Diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo ka dibna maalinta Berri loo gudbo...