Waxaa Maanta dab xoogan uu ka kacay qeybo kamid ah dhismaha ay degan tahay Jaamacada SIU ee magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunteeda...
Qarax ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa saacadihii la soo dhaafay lagula eegtay degaano katirsan Magaalada lamu, waxaana ka dhashay khasaaro...
Ciidanka Booliska Magaaladda Hopkins ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa baadi goobaya dad isku rasaaseeyay dhismo ku yaalla xaafad la deggen...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynihii hore...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senator la doortay Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka socda Safaaradda dowlada...
Macluumaad ay idaacadda VOA ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ...
Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa howlgal ballaaran oo maalmo socday ka sameeyay gudaha Magaalada Kismaayo ee...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Carwo ku taalla degmada Hodan gaar ahaan Taleex...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo ay kasoo musaafuriyeen Magaalada laas-Caanood ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa magacaabay Agaasime cusub oo kamid noqonaya Agaasimeyaasha Wasaaradda Arrimaha...