WARARKA SOOMAALI

Tacsi tiiraanyo leh: Innaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun

Bahda Horufadhi Media ayaa waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Wariye Suleyman Maxamuud Xaashi oo Maanta aabihiis geeriyooday.

Bahda horufadhi waxay muragada la qeybsaneysaa Wariye Suleymaan iyo dhammaan qoyska, Ehelada, asxaabta iyo Umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Maxamuud Xaashi.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu u naxariisto Aabe Marxuum Maxamuud Xaashi, isla markaana Alle uu ka waraabiyo Janatul Firdowsa.

Samir iyo iimaan Allaha kasiiyo qoyska uu ka baxay Aabe Maxamuud Xaashi oo Maanta geeriyooday.

Innaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun.

Tacsi tiiraanyo leh: Innaa lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun
To Top