Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in galabta lasoo afjaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay fiidkii hore ee xalay ku qaatay hoteelka Rays oo...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalka ay ka jirto...
Kulan Maanta oo Isniin ah lagu waday inay yeeshaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaan la baajiyey. Qoraal...
Rasaas ayaa wali laga maqlayaa gudaha hoteelka Villa Roosa oo ku yaala meel ku dhow xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya. Dabley hubeysan oo ka...
Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana jugta qaraxa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah degmooyinka...
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022 Xarunta Guddiyadda ee Villa Hargeysa...
Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ku qabtay 20 rag oo Ajaanib ah, kuwaasi oo ku...
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa howlgala degmada Warta-nabadda ee Gobolkaan Banaadir ayaa xalay gudaha degmadaas ku qabtay burcad hubeysan...
Ciidanka ammaanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay gacanta ku soo dhigay Eedaysane lagu magacaabo Ifsa Axmed Shariif oo ku Eedaysan in...