Dagaal u dhexeeyay Ciidanka ee macwiisleyda iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Ceeldheere oo ku yaalla halka...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Caddow Uul oo hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in galabta halkaas lagu dilay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee...
Dagaalame ka tirsanaa Al-shabaab ayaa gudaha u galay Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin degaan ka tirsan Gobolka Jubbaland, waxaana gudaha Saldhiga...
Wararka aan ka heleyno degaanka Qararro oo ka tirsan Gobolka Cayn ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka taagan tahay xiisad u...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo xalay gudaha degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir ku dilay nin kamid ahaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii...
Howlgal miino baaris ah oo laga sameeyay inta u dhexeeysa xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa lagu soo saaray qarax miino...
Diyaarad xalay ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Garoowe ayaa dib ugu soo laabatay...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee xalay gacanta kusoo dhigay Nin si arxan darro ah tacadi ugu geystay...