Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa galabta...
Ciidamada xoogga dalka, kuwa hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo saacado badan...
Macluumaadyo dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerarkii shalay qaraxyada ku bilowday ee maleeshiyaadka Al-shabaab ku qaaday deegaanka Qaayib ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada,...
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay Nin habeen hore fal dil ah ka geystay magaalada Hargeysa ee...
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa qortay in howlgal ka dhacay deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay in...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay geerida ay Al-shabaab shaacisay inay ku timid Maxamed Xasan Cumar Abuu Cabdiraxmaan oo ahaa Guddoomiyihii...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Niyaami ee dalka Niger, halkaasi oo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraa Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska...