Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Hamza Abdi Barre waxa ay...
Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka dowladda Federaalka, kuwa deegaanka ee macwiisleyda iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu haatan ka socdaa deegaanka Nuur-dugle...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 2aad ee wadajirka ah...
Shirkii 48-aad ee Wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalalka xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmi doona Caasimadda...
Nin hubeysan ayaa arroornimadii hore ee saaka waxaa uu magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya...
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Majaajiliiste Cumar Cabdiwaxid Aadan oo caan ku ahaa magaca...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo farageliyay baaritaano culus oo Maxkamadda ciidamada qalabka sida ku sameeyneyso weerarkii Al-shabaab laba...
Faah faahino ayaa laga helayaa Askari ka tirsan ciidanka Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Maanta darawal gaari si bareer...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa xalay xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo, Gobol iyo Saraakiil Ciidan, isagoo kuwo...
Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay deegaanka xaluule oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay dad isku...