Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Koofur galbeed, ayaa saakay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Dhursheen Shabeelle oo 35 km...
Madaxweynaha xilka haya ee Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday Axadii, isagoo helay 81.31% codadkii la dhiibtay,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Maanta ku dhawaaqay in Maamulka Somaliland lagu leeyahay lacag deyn ah oo dhan ah...
Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20/11/2022, magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar si rasmi ah uga furmi doona koobka...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka KMG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo uu xalay ku hoyday, kadib safarkii shalay uu...
Waxaa xalay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ay Israsaaseyn ku dhexmartay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland iyo rag hubeysan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka ka socda ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud, waxaana halkaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u...