Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa sheegay in aan loo xirin dhaqadhaqaaqa Muqdisho, Xilliyada uu ka baxayo madaxtooyada Villa soomaaliya, ama...
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Xasan Cali Khayre (Xasan Bile) oo ka hadlayay doorka Haweenka ay ku leeyihiin xukuumadda cusub ayaa sheegay in...
Wasiirkii hore ee Cadaaladda Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Militeri ee Magaalada Berbera oo ay dhawaan...
Riwaayad gaabann oo ka hadleyso go’aanka guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay hesho xukuumadda uu soo...
Anigoo ah Saleebaan Cabdi Ducaale waxaan tacsi gaadhsiinayaa qoyska iyo ehelada uu ka geeriyoodag Mudane Yasin Sulub oo aanu isku baranay hawlaha...
Shirkad shisheeye oo aan ka fasax heysan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlo shidaal sahmin ah ka bilowday Gobollada Sool iyo Togdheer, iyada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay isku diyaarinayso howlgal ka dhan Xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya....
Dadaaladii ugu dambeeyay ee ay wasiirada ugu jiraan iney codka kalsoonida ka helaan barlamaanka ayaa ka socda magaaladda Muqdisho iyadoo wasiir kasta...
Wada hadaladan oo maalintii labaad socda ayaa maanta si rasmi ah loo gudagalay qodobada waaweyn ayadoo markii hore ay u hakadeen waftiga...
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr Cali Khaliif Galeydh oo maalmihii ugu danbeeyey Socdaal ku jooga Dalka isku taga imaaradka Carabta ayaa kulamo kala...