WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiir Runta u sheegay Maamulka Siilaanyo“Waxaa la inoo Aqoonsan yahay Maamul Gobaleed yar,,-Video

Wasiirkii hore ee Cadaaladda Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Militeri ee Magaalada Berbera oo ay dhawaan sheegtay Xukuumadda Siilaanyo in ay la gashay Dowladda Imaaradka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirkan oo arrimahaas si adag uga hadlaya isla arrintan ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa“Heshiiska Berbera Ciida Gashay waa Dawladda  Soomaaliya,  Waxaa la inaga dhigay maamul Goboleed, oo Inagu  Gacan ku haynta ayaanu Leenahay”

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top