WARARKA SOOMAALI

Daawo:Barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo lagu Karbaashay Jawaari iyo Golaha wasiirada Cusub-Video

Riwaayad gaabann oo ka hadleyso go’aanka guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay hesho xukuumadda uu soo dhigay ra’iisul wasaare Kheyre ayaa laga sii daayay telefshinka Universal. muuqaal loo ekeysiiyay guddoomiye Jawaari isla markaana kula hadlaayo xildhibaano beeshiisa ah ayaa qeyb ka ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Prof. Jawaari ayaa ka corooday riwaayadaan lagu madalay, waxayna sheegayaan shaqaalaha ka tirsan xafiiska Jawaari inuu xiriir la sameeyay maamulka Universal si riwaayadaasi looga bixiyo baraha bulshada ay soo geliyeen Universal iyo in dib danbe loo sii deyn.

SOMALI NEWS

To Top