WARARKA SOOMAALI

Salebaan Abdi Madoobe oo ka hadlay geeridii Yassin Ahmed Sulub ,Kana tacsiyeynaya.

Anigoo ah Saleebaan Cabdi Ducaale waxaan tacsi gaadhsiinayaa qoyska iyo ehelada uu ka geeriyoodag Mudane Yasin Sulub oo aanu isku baranay hawlaha danta guud.  Waxaan Ilaahay uga baryayaa denbi dhaaf iyo jannadii. Eheladuu uu ka geeriyooday samir iyo iimaan. Ummadda reer Khaatumo ha xasuusato hawsha iyo xilka uu u hayey.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top