Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa mar kale fariin adag kasoo saaray khilaafka ka taagan golaha wasiirada cusub. Nabadoon Maxamed Xassan...
Waxaa Gaadhi Kula gadoomay Galbeedka magaalada Hargeisa Xubno kamid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo uu ka mid yahay Mursal Muuse iyo Axmed...
Mid kamid ah macalimiintii wax soo bartay madaxweynaha DF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in...
Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalin ayaa magaalada Muqdisho ku Booqatay Fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji (BAXSAN) iyo Dhaawacyo kale oo yaala...
Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inuu maamulkiisa u magacaabayo Raysal wasaare, Wuxuuna sheegay in...
Haddii aannu nahay qurba joogga reer Australia ee Khayr Cabdi iyo Bahararsame, waxaan cambaaraynanaa falkii foosha xumaa ee u dambeeyay dhibaatadii aloosnayd ee ka dhacay...
Shacabka ku dhaqan magaalada Burco ayaa Dareen Cadho leh ka muujiyey Safarkii uu Siilaanyo ku tagay magaalada Burco, “DADKII OO ABAARI HAYSO...
Xubanaha Maamulka Khaatumo ee wada hadalka soomaliland uga qayb galaya Dalka Jabuuti baladhan oo ay ku yeesheen Caasimadda wadanka Jabuuti ayaa waxaa...
Aqoon Yahay Cali Maxamed Xirsi oo Kamid ah Qurba Jooga Ka soo Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Ayaa ka Hadlay Wadahalka...
Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii...