Allah ha u naxariistee wasiirkii hore ee arimaha gudaha ee Khaatumo Yaasiin Ahmed Sulub oo ka mid ahaa dadka ugu magac weyn...
Gudida Abaarta Degmada Widhwidh ee gobolka cayn ayaa waxay deeq raashin iyo biyo ah gaadhsiiyeen dadkii ay kadhamaadeen xooluhu ee kusoo xarooday...
Magaalada Berbera ee Gobalka Saaxil ee Soomaliland maanta waxaa kulan iskugu yimid Beelaha Hindida iyo Carabta oo sheegay in ay wada dagaan...
Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha Marxuum Yaasiin Ahmed Sulub ayaa lagu aasay caasimada Ethiopia ee Adis Ababa, sida uu noo xaqiijiyey Marxuumka...
Madaxweynaha maamulka Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay golaha wasiirada cusub ee xukuumada iyo qaabkii lagu soo magacaabay. HALKAN RIIX...
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in ay maanta ku dhawaaqeen gudi ay ku...
Sida ay shaacisay Hay’adda kor kala socota howlaha Burcadbadeeda waxaa Xeebaha Soomaaliya soo gaaray Maraakiib dagaal oo laga leeyahay Spain,France iyo Italy....
Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa muuqaalo kala duwan oo warbaahinta Horufadhi isku soo uruurisay oo muujinaya Hogamiyaha Maamulka Soomaliland Axmed Maxamed...
Jaaliyadda Reer Khaatumo ee ku dhaqan Dalka Uk ayaa tacsi waxaa ay u direen ehelkii iyo Qarabadii iyo guud ahaan shacabka reer...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ku sii jeeda dalka Jordan, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta. ...