WARARKA SOOMAALI

Daawo:Jaaliyada Reer Khaatumo ee Uk oo Tacsi u diray Geeridii ku Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Khaatumo Marxuum Yaasiin Axmed Sulub-Video

Jaaliyadda Reer Khaatumo ee ku dhaqan Dalka Uk ayaa tacsi waxaa ay u direen ehelkii iyo Qarabadii iyo guud ahaan shacabka reer Khaatumo geeridii naxdinta lahayd ee dhawaan ku timi wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Marxuum Yaasiin Axmed Sulub.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top