Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadi doonto tilaabooyin si deg deg ah...
Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in magaalada Cadaado ka dhacdo...
Magaalada Buuhoodle Waxaa saaka laga taagay Taalada loogu magac daray Taallada KALSHAALE , Taalladan oo loogu talagalay in lagu xasuusto xaasuuqii Kalshaale...
Shiinaha ayaa mamnuucis garka iyo xijaabka ah ku soo rogay gobolka ku yaalla galbeedka fog ee Xinjiang, wax lagu tilmaamay olole lagula...
Wararka ka imaanaya Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in la toogtay labo ruux oo la sheegay inay burcad dhibaatooyin ka...
Maxkamad kutaala dalka Mareykanka ayaa xukuno adag oo xabsi ah ku riday labo haween ah oo kunool dalkaasi kuwaa oo lagu helay...
Culimada waa weyn ee Gobalka Togdheer ayaa si adag uga hadlay xadhiga Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudo ku dhow Hilaadii 2bilood...
Koox dhalinyaro isugn jira Yemeniyiin iyo Ingiriis ayaa weeraray Gen Ahmed Al Asiri oo ah afhayeenka hawlgalada SUcuudigu ka wado dalka Yemen,...
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Sheeko gaaban oo laga sameeyay, Marka la magacaabo Golaha Wasiirada, Sida uu Noqdo Dareenka kuwa ay...
Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa ka degay Gollay-Yeedhay Laascaanood, ka dibna wuxuu markiiba wuxuu u ambabaxay magaalada Widhwidh ee G Cayn, halkaasoo...