Waxaa shalay oo taariikhdu ku beegnayd 01 /04/2017, waxaa shir deg- deg isugu yimid gudiga nabada iyo horumarinta beelaha Khayr Cabdi iyo...
Wariye Hanad Cali Guuleed oo katirsanaa Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saakay laga helay isaga oo gacmaha iyo indhaha ka xiran...
Nuur Faarax ayaa maalmahan ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, isagoo lagu daweynayay Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer, kaddib markii maskaxda dhiig kaga furmay. Dhaqaatiirta...
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ka baxay talafeeshinka Universal maalmihii la qabsaday magaalada Laascaanood, oo ay xilligaasi si maqaarsaar ah uga...
Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Farmaajo inuusan xilka qaadis ku sameyn gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sh...
Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya ayaa khudbad walba oo uu jeediyo iyo munaasabad walba oo uu ka qeyb galo waxaa uu hal ku...
Aqoonyahan Abdirisaq Fartaag ayaa waxaa uu ka hadlay shirka London lagu qaban doono iyo xogaha daahsoon oo ay dowlada UK ka leedahay....
Ahmed Muuse Jamac oo Kamid ah Qurba Jooga Deegaanka Caroole ee Gobolkaasi Sool ayaa ka Hadlay Xaalada Caafimaad ee Garaad Maxamuud Cisman...
Waxaa Maanta Imtixaankii Bilaha ahaa Loo Fadhiistay Xarunta Sahal software ee Magaalada Buuhoodle Imtixaankii Bilaha ahaa Kaasi oo Ardayda Laga Qaado Bil Waliba...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen...