Militariga Ugandha ayaa soo afjaray tababar lasiinayey Ciidamo gaaraya 1.845 askari oo lagu kabi doono kuwa kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada...
Ilo ku dhaw madaxtooyada Puntland ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Gaas uu ku sii jeedo maanta magaalada Dubai ee...
Taliyaha ciidamada Maamulka Jubbaland ee Gobolka Gedo , ahna Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka ee Gobolkaasi Cabaas Ibraahin Gurey, ayaa sheegay in dhibaato...
Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa dowladda Federaalka ku dhaliilay in aanay si cadaalad ah u qeybin gargaarka loogu tala galay...
Gabadh Cadaan ah oo Jidhkeeda ka Ganacsan Jirtay oo Muslimtay, Kana Warantay Nolosheedii waxaa ay wax badan ka sheekaynaysaa dhibkii soo martay...
Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha maamulka Khaatumo oo Dhowaan Ka Qayb galay Kulan Ka dhacay Imaaraadka ayaa wuxuu Daaha ka Qaaday Arimo...
Allaha u naxariistee waxaa magaalada magaalada Muqdisho lagu aasay wasiirkii hore ee Dekadaha Dr. Nuur Faarax Xersi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho....
Widhwidh Weriye Zakariye Maxamed Ciise Wadani Ayaa Waxa Uu Degmada Widhwidh Deeq Ugu Lacageed Ugu Qaybiyey Agoonta Yar Yar Ee Aabayaashood Dhinteen...
Cudurka Shuban Biyoodka oo Kamid ah Cudurada Dilaaga ah ayaa ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle Waxana Cudurkaasi u Dhintay ugu Yaraan 9 Ruux...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka...