WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wariye Sakariye Wadani oo Deeq Lacageed u qabiyey Agoonta Degmada Widhwidh iyo Fariin ku socota Muxsiinta-Video

Widhwidh Weriye Zakariye Maxamed Ciise Wadani Ayaa Waxa Uu Degmada Widhwidh Deeq Ugu Lacageed Ugu Qaybiyey Agoonta Yar Yar Ee Aabayaashood Dhinteen

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Deeqdan Ayaa Waxaa Weriyaha Usoo Wakiishay Gabadh Soomaliyeed Oo Kunool Wadanka Jarmalka Waxaana Deeqdaasi Ugaadhay Agoontii Loogu Talagalay

Weriye Zakariye Wadani Ayaa Umada Islaamka Kacodsaday In Ay Kaqyb Qaataan Gurmadka Loo Fadinayo Agoonta Soomaliyeed Meel Ay Joogaanba Waxaana Sigaara Uu Baaq Udiray Cidii Yagu kaqayb Qaadanaya Gurmadka Agoonta Widhwidh

Fadalan Kala Xidhiidh +252 63 4494475 Weriye Zakariye Wadani

SOMALI NEWS

To Top