Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Xildhibaaada Baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan Kulamada Baarlamaanka. Waxa uu...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday qorshe militeri oo ay hormuud ka noqon doonaan xildhibaanada Jubbaland...
Aqoon yahan Maxamed Mahdi Aadan (Baayir) oo kamid ahaa Ergadii Khaatumo uga qaybgalay wada hadaladda Somaliland ayaa ka hadlay Kulamadii dhexmaray Labada...
Aadan Cabdulaahi (Shalmad) isla Markaana ku sugan magaalada Buuhoodle Waxuu Fariin u diray Ummada Soomaaliyeed, Wuxuuna ka Codsaday Inay ka Caawiyaan Siidaynta...
Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Danjire Micheal Keating oo Socdaal ku jooga Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha maamulka Somaliland...
Dagaalamayaasha kooxda Al Shabaab ayaa dib ula wareegay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ciidammada Itoobiyaanka ee halkaa ku sugnaa...
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Waxaana sidoo kale, wasiirka dastuurka iyo dib u hishiisiinta Galmudug uu dowlada federaalka...
Abwaan Hurre Dabayl ayaa gabay ku Karbaashay beesha Dhulbahante, gabaygan ayaa ka Tarjamaya sida aysan u rabin inay isxukumaan, u hogaansamaan nin...
Illaa 10 ruux ayaa ku geeriyootay, 5o kalena waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay xarun tareen dhulka hoostiisa laga...
Ismaaciil Cabdi Aadan ayaa xalay hal mar ku wada aroosay Beeyo Liibaan oo ku dhaw Degmada Arabsiiyo ee galbeedka Magaalada Hargeysa Samsam...