WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xubanaha Maamulka Khaatumo ee ka qayb galaya wada hadalka Soomaliland iyo Khaatumo oo Tacsi u diray Geeridii ku Timi Marxuum Yaasiin Axmed Sulub-Video

Xubanaha Maamulka Khaatumo ee wada hadalka soomaliland uga qayb galaya Dalka Jabuuti baladhan oo ay ku yeesheen Caasimadda wadanka Jabuuti ayaa waxaa ay tacsi Tiiraanyo leh u direen Geeridii ku timi wasiirkii Hore ee arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Marxuum Yaasiin Axmed Sulub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top