WARARKA SOOMAALI

Daawo:Warbixin lagu qaada dhigay Siyaasada iyo Dhaqaalaha Maamulka Garoowe iyo Cabdiweli Gaas oo Puntland Curyaamin Dhaqaale iyo Sixir Barar u Hor seeday-Video

Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo Caqabadaha jira, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasada iyo amaanka.

SOMALI NEWS

To Top