WARARKA SOOMAALI

Daawo- Wararkii ugu danbeeyey ee wada hadaladii Khaatumo & Somaliland ee Djibout-Video.

Wada hadaladan oo maalintii labaad socda ayaa maanta si rasmi ah loo gudagalay qodobada waaweyn ayadoo markii hore ay u hakadeen waftiga dhanka Somaliland oo kala maqnaa, waxen wararku sheegayana in gudiyadan weli ku jiraan qaabkii qodobada masiiriga ah wax la iskaga odhan lahaa.

HALKAN KA DAAWO…

Madaxweynaha Khaatumo ayaa maanta isniin ah lagu wadaa inuu gaadhi Djibouti asagoo ka bixi donna Imaaraadka.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top