Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa waxa uu si kulul u naqdiyey falkii Xumaa ee Kitaabka Qur’aanka doraad lagu gubay Dibadbax...
Madaxweynaha Soomaaliya dowladda Federaalka Soomaaluya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Inkastoo aan rasmi ahaan loo ogayn...
Faah faahino ayaa laga helayaa qarax gaari lagu xiray oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Siinaay oo kala qeybiya...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furmay Shirweynaha culimada Soomaaliyeed, waxaana shirkaan soo qaban-qaabisay dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda...
Xilli uu sii kordhayo xifaaltanka iyo Loolanka Siyaasadeed ee Ruushka iyo Mareykanka ee kasbashada qaaradda ee Afrika ayaa waxay Dowladda Ruushka mar...
Diyaaraddo nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaano ayaa Maanta waxaa ay duqeymo diyaaradeed ka geysteen duleedka degmada Xarardheere ee Gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaalr Madaale oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa Maanta si deg...
Garaadka guud ee Gobollada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa 15 sano kadib maanta dib ugu laabtay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii dowladda Sweden ku ogolaatay in Safaaradda Turkiga ku leedahay magaalada Stockholm lagu hor...
Warbixin uu soo saaray Bangiga Adduunka (The World Bank) ayaa lagu shaaciyey inay dalalka Somalia, Mozambique iyo Madagascar moqdeen dalalka ugu sareeya...