Diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drones-ka oo ay leeyihiin Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ayaa xalay illaa saaka...
Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay deegaankaasi ay isaga...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa mamnuucday gebi ahaan in qaadka/Jaadka la geeyo deegaannada ay dib u xoreynta ka socdaan ee gobolada Mudug iyo...
Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari ayaa waxaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden, Ulf Kristersson ayaa waxaa shaaciyey inuu doonayo in dib loo bilaabo wada-xaajoodkaasi, si ay Turkiye ugala hadlaan Hanka...
Kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ayaa xalay xaafadda Suuq Boocle ee magaalada Muqdisho ku dilay Nabadoon caan ahaa oo lagu magacaabi jiray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Sanduuqa Badbaadada Carrruurta ee Qaramada Midoobay, oo...
Faah faahino ayaa laga helayaa tiro hoobiyeyaal ah oo Maanta kusoo dhacay xaafaddo ku dhow Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana madaafiicda ka dhashay...
Ciidanka Booliska dowladda Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar khasaaro geystay ku qaaday Saldhig Al-shabaab ah ku lahaayeen deegaanka Sedahgose oo ka...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Jaamacadda Carabta....