Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan la yeeshay Haakon Svane iyo...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa War kasoo saartay shirkii shalay Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya, Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya ku yeesheen...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ciidamada Booliska,...
Taliska Dhexe ee Milliteriga Mareykanka ayaa waxay shalay oo Arbaco aheyd Warbixin dheeraad ah ka bixiyeen Dooni Hub waday oo la rumeysan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Kenya William Ruto, Madaxweynaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo...
Doorashada kursiga tirsigiisu yahay #Hop147 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug....
Jugta tirro hoobiyeyaal ah ayaa kusoo dhacay xaafaddo ku yaalla agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, illaa afar madfac ayaa jugtooda laga malqay degmooyin...
Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu wadaa in uu ka furmo Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore Sida (Jabuuti, Kenya...