Ugu yaraan 17 qof ayaa la shaaciyey inay ku dhinteen dhul-gariir waaberigii hore ee Maanta ka dhacay Koonfur Bari ee dalka Turkiga....
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal kooban oo arroornimadii hore ee saaka ka dhacay magaalada Garoowe gaar ahaan aaga Jaamacadda PSU...
Dagaal u dhexeeyay xoogagga xaq u dirirka SSC iyo Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu saaka ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyda ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay duleedka deegaanka Ceelaayo oo ka tirsan Sanaag, waxaana qaraxaas uu ahaa...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa Maanta waxaa ay gudaha magaalada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag ku dileen qof shacab ah oo lagu...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Shiinaha ayaa waxaa sheegtay inay aad iyo aad uga xun tahay, kana soo horjeedo tallaabadii Maraykanka Awooda...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii dib u heshiisiinta deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihi lasoo...
Muuqaal yar (Video clip) oo lagu baahiyey Baraha Bulshada iyo Warbaahinta Maraykanka ayaa muujiyey Qarax weyn oo ka dhacay Hawada Sare ee...