Xukuumadda Somaliland iyo Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa maanta ku heshiiyay in si nabad ah lagu dhammeeyo xiisada ka taagan magaalada Laascaanood...
Dagaal qaraar oo ka kulul kuwii shantii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa tan...
Hoggaanka Isimada Gobolada SSC ayaa soo dhaweeyay xabad-joojinta ay ku dhawaaqday Somaliland, iyagoona sheegay in weli ciidanka maamulka Somaliland ay madaafiic ku...
Al-shabaab ayaa saaka weerar ku bilowday Qaraxyo ku qaaday Saldhig Ciidamada daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ay leeyihiin dagmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada...
Waxaa maalintii lixaad oo xiriir ah uu dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka Maamulka Somaliland iyo ciidanka deegaanka uu ka socdaa magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Rome, Wasiirka Difaaca dalka Talyaaniga Guido Crosetto. Wasiir Crosetto...
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in maalintii shanaad uu xiriir ah...
Taliska Boliiska Saldhiga degmada Dharkenleey ee Gobolkaan Banaadir ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in dadka Barackayaasha ah ee...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabid Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee...
Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka deegaanka iyo ciidanka Maamulka Somaliland ayaa maalintii afaraad oo xiriir ah ka socda magaalada Laascaanood ee...