Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada kursiga Xildhibaan ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay fuliyeen deegaano ka tirsan dowlad Goboleedyada Galmudug,...
Wararka aan ka heleyno deegaan lagu magacaabo Inji oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidanka...
Wakiilada Beesha caalamka ayaa si adag u cambaareeyay dagaalada ka sii socda ee magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxayna walaac xooggan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD...
Ugu yaraan 3 qof ayaa la dilay, 5 kalena wey dhaawacmeen Toogasho xalay oo Isniin ahayd ka dhacday Jaamacadda Michigan State University...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay Go’aano hor leh oo cunaqabateyn lagu saarayo kooxda Al-shabaab oo dagaal ku jirto dowladda. Guddiga...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamulka Galmudug iyo dagaalamayaasha Al-shabaab oo haatan ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tagay hoggaanka baarista dembiyada ee CID-da, halkaas oo loogu adeego...
Waxaa maalintii 9-aad oo xiriir ah magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka soconaya dagaalo xooggan oo u dhexeeya ciidanka deegaanka iyo...