Kooxaha Gurmadka ee Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Türkiye ayaa waxaa ay maanta oo khamiis ah soo badbaadiyeen Gabar 17 jir ah, taasi...
Wasiir ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta Cabdiraxaan Yuusuf Alcadaala ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Inji...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa War kasoo saaray dagaalada maalintii 11-aad galay ee ka socda magaalada Laascaanood ee...
Warrarka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay Al-shabaab kala wareegeen deegaannada Inji iyo Afcad ee hoostaga degmada...
Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, ahna xaakimka Abu Dhabi ayaa waxa uu amray in 50 milyan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden ee Soomaaliya Per Lindgärde. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka Turkiye oo ka shaqeyn doona...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa gabaldhicii galabta ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Boosaaso ee...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu waday inay kulan ku yeeshaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho gaar ahaan Xaruntooda...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu,...