Nin hubeysan oo ka tirsan ciidanka macwiisleyda ayaa maanta Xarunta Maxkamad ku taalla magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dhex...
Madaxweyanaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Shirkaan ayaa looga hadlay...
Kooxaha Gurmadka waxay ku guuleysteen inay soo badbaadiyaan Hooyo iyo Cunugeeda yar, kuwaasi oo ku hoos xanibnaa burburka Dhismo ku yaalla magaalada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo arroornimadii hore ee saaka magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir ku dishay Imaam...
Dagaalo xooggan oo u dhexeeya ciidanka deegaanka iyo kuwa Somaliland ayaa maalintii 8-aad ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana...
Magaallo-Yarta oo ku dhex taal magaaladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa Maanta laga daah-furay Shirweynaha dowladaha Caalamka ee sanadkan 2023-ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay labadaasi Dhul-gariir ku barakaceen ku-dhawaad 26 milyan oo qof, isla markaana ay ku dhinteen...
Waxaa maalintii 7-aad oo xiriir ah dagaal culus uu ka socdaa magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaasi oo u dhexeeya ciidanka...